Hoppa till huvudmenyn Till startsidan Nyheter Till sök Kontakta oss Om webbplatsen

Ku socota adiga oo ku cusub Iswiidhan oo leh hoos u dhac awoodda laxaadka ah

Andra språk

Qoraalkan macluumaadka ee yar waxaad ka akhrin kartaa noocyada hawlaha taageero iyo alaabta caawimaad ee aad codsan karto gudaha Iswiidhan.

Macluumaadkan wuxuu ku jiheysan yahay adiga oo leh hoos u dhac awoodda laxaadka ah iyo sidoo kale:

  • codsaday magangalyo
  • la siiyay sharci degganaansho sida waafaqsan go’aanka Midowga Yurub ee qaxoonti badan
  • dalka ku cusub oo Iswiidhan ka helay sharci degganaansho oo ku meel gaar ah ama joogto ah.

Publikationstyp
Övrigt

Utgivningsår
2023

Antal sidor
48

Artikelnummer
2023:8

ISBN (tryck)
978-91-987834-9-0 (daabacaadda)

ISBN (digital)
978-91-987834-8-3 (pdf)